Wax kasta oo aad uga baahnayd badda, halkaan ka sug!

Shirkadda Kalluunso waxay diyaar u tahay inay isbeddel ku samayso suuqa kalluunka ee Somalia. Waxaan kuu keenaynaa badeeco fresh ah oo laga soo xulay Badweynta Hindiya.

Ma rabtaa inaad noqoto macaamiisha u horreysa? Nala soo xiriir si aad u hesho macluumaad dheeraad ah ka hor intaanan si rasmi ah u furin.

Tel: +252 613 161 085

Email: kalluunso@gmail.com

Kalluunso

My Affiliate Link
join us